abdinuur salaad (aduunyadu wareeriyo)

waa hees qoraal ah uu qaadey abdinuur salaad waa heestii aduunyadu wareeriyoo wel wel ka bogasho wacan

adduunyadu wareeriyo
wel wel iyo dhibaatiyo
alla waayo badanaayeey
warankii jacaylkaa
igu waabariistoo
wadnahayga kala jarayeey
wadka waad u samirtaa

wixii muuqda waa qabo
waheey waa tanoo kalee
warqadaha la qoray iyo
wargeysayadda adduunyada
waydiimahaygii kama helin
jawaboo wacan kama waraysane
wakhtibay ila sara kacayeey

wariseey adaan kuu waalanayaa
aaway weheshegeenii
walbahaarka caashaqa
baa iga wareershoo
wadnahayga kala jarayeey
wadka waad u samirtaa
wixii muuqda waa qabo
waheey waa tanoo kalee
warqadaha la qoray iyo
wargeysayadda adduunyada
waydiimahaygii kama helin
jawaboo wacan kama waraysane
wakhtibay ila sara kacayeey

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: