dumar oo idil taan ka dooranayey sanka

dumar oo idil taan ka dooranayey
darteed uga hadhay dantaydiyee
deeganka xamariyo dareen dhigatiyo
doonisteedan ku dalayeey

dawadi qalbigay ku doondonee
darbiyo ha iga turin daqadee

************************

dayaxa sare waan la doodayoo
daruurta cirakaan la daris ahayoo
dabaysha sare dawaafaysiyo
dar ceel ladhigan dabashaye

dawadi qalbigay ku doondonee
darbiyo ha iga turin daqadee

3 Comments

  1. wabsaytkaan cadi maaha waa ka heley runtii

  2. maadama aan ahay dhalinta ka cuslaatey jecelka hadana waa ka danbeeyaa jecelka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. kkk cadi mahan hestan i like it


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: