faadumo ali najiib

heestii faadumo ee fanaankii ali najiib
caku feexda naagaha
faligiyo daruuriga
filanwaysadoodani
ma fartuun magoolaa
falanaa allahayow
laba isfiirsaneyso
kuwa kale finiinshoo
ka faaiideysanaayoo
waxay ula fadhinayaan
faraska ugu joogaan
inay kala fartuumaan
kala faatixeystaan.
fahmiwaaye aniguye
ha iska farandulaysee
falayee jacaylkeen
ma ka farxashaa.
horta yaanan fududaaan
fartu soo ma ay qorin
fariin beena inay tahay
faadumo aan u diro taar.


caku foorideyduye
jacaylkaygii faalalay
kuwa fooda gooyiyo
fogaanteydii eersaday.
faadumoy jacaylkiyo
faqii aan wadaagnay
fagaaraha ka sheegtaye
maxaad iga filaysaa.
inaad meel la fanatoo
facaa aad la nooshahay
ama aad fayoobeyn
filin yaa ka dawada
fiicnaantii horeytiyo
farxadii aan soo siday
furihii jacaylkana
ma iska foorarshaa.
horta yaanan fududaaan
fartu soo ma ay qorin
fariin beena inay tahay
faadumo aan u diro taar.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: