jacayl waa dhibaato

jacayl waa dhibaato
wa mid dhiiga kaa jaqa
kuna diida dheeftee

hawlahan ku dhawacay
hawlahan ku dhaga tiray
hawlahan dib kuu dhigay

ha dhibine naftadan
dhaqaalee
ha dhawaysan cashaqa

*********************

jacayl waa dhibaato
waa sidaa dhinbiil daba
ku dhegaya farahee

hawlahan ku dhawacay
hawlahan ku dhaga tiray
hawlahan dib kuu dhigay

ha dhibine naftadan
dhaqaalee
ha dhawaysan cashaqa

2 Comments

  1. waw waxaas ayaa kaajaceel ah

  2. waan idin salaamay


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: