sidi ban xabibi xila ku tahayow

Xurmad iyo sharaf xilkas iyo aqon
xishood iyo midi xayadow dharar
ano xola ahayn xubii taan wadagnee
caaydh ila xaloshe xaskaykii nogota
sidi ban xabibi wali ku xaaq dhowra
sidi ban xabibi xumaan ka ilasha
sidi ban xabibi xila ku tahayow wali ku xusmeeya

xuralcayn tiiye xisi kalgacal
iyado xumeyn tii ila xanbartay
xulashadii haweenkay xaqiiqdii waxa tahay
xoog ogaal nolosho iyo xanaandii naftaydee

1 Comment

  1. walaahi heestaan waan ka helaa waxaa soo xasuutaa waxuu yahay jeceylka aan waxa loo hayen maash alaah by carsanyo


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: