suleekha

cirkoo sagal ku jidaay
saymaha cadceediyo
samsam biyo xaredaay

sool iyo abaarlaay
ka sugaayay waligay
saluuglaay i deeqdaay

seedihiyo halbawlaha
kuwii dhiiga sidayee
saarnaa wadnaha ooo

*******************

suleekhay jacaylkani
waa mid igu sifooboo
samada layla geeyee

sikastaba la yeelyoo
samir qadan wayoo
jacayl iga sal weyee

sadrigiyo halbalaha
kuwii dhiiga sidayee
saarnaa wadnaha ooo

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: