ladan lafoole

Soo libin haleelkii
laba daran mid dooro
lahashadu imay baddin
lacoo fogaatee
lumayey miyaan
laa simi karaayaa
laabtaydaay hogaamise
ladi waayayeey
hurdada laacdanaka ah
xageebaad ladaney jirtaa

Libta inaan haleelnoo
laagaha biyaha sida
ku ladaabto aniguna
laxaw markaan dareemaba
waxaan libiqsi eegaa
laamana aan hayn bari
laabtaydaay hogaamise
ladi waayayeey
hurdada laacdanka ah
xageebaad ladaney jirtaa

1 Comment

  1. sxbayaal marka hore wan nisalamaya tanlabad ad iyo ad bad u mahdasan tihin howshad wadaan tedak kalae idnku wa inad soo qodhaan hesihi hore o xigmada laha kuwas soo qora that is better bro so god lcky i wish you secced asc


Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a comment