raali gelin

dhamaan akhristiyaasha webkaan waxaan ka raali gelinayaa habsaaminta ku dhacdey webka madaama aan la soo gelin wax cusub beryahaan waxaan ka cudur daaranayaa wax soo geli la,aanta waayo waxaan ku jiraa imtixaan sidaasi awgeed ayaan waqti ugu waayey i love u all my dear akhristiyaasheyda

ladan lafoole

Soo libin haleelkii
laba daran mid dooro
lahashadu imay baddin
lacoo fogaatee
lumayey miyaan
laa simi karaayaa
laabtaydaay hogaamise
ladi waayayeey
hurdada laacdanaka ah
xageebaad ladaney jirtaa
Continue reading

suleekha

cirkoo sagal ku jidaay
saymaha cadceediyo
samsam biyo xaredaay

sool iyo abaarlaay
ka sugaayay waligay
saluuglaay i deeqdaay

seedihiyo halbawlaha
kuwii dhiiga sidayee
saarnaa wadnaha ooo

*******************
Continue reading

amar alle eid jaamac

halistuu abaaroo
ilalaha dareenkiyo
ku ekaa intii nugal
jaceyl ii arimiyoo
edegbaan u galayee
halistuu abaroo
ilalaha darenkiyo
ku ekaay intii nugaal
jaceyl ii arimiyoo
edegbaan u galayee
Continue reading

sidi ban xabibi xila ku tahayow

Xurmad iyo sharaf xilkas iyo aqon
xishood iyo midi xayadow dharar
ano xola ahayn xubii taan wadagnee
caaydh ila xaloshe xaskaykii nogota
sidi ban xabibi wali ku xaaq dhowra
sidi ban xabibi xumaan ka ilasha
sidi ban xabibi xila ku tahayow wali ku xusmeeya

xuralcayn tiiye xisi kalgacal
iyado xumeyn tii ila xanbartay
xulashadii haweenkay xaqiiqdii waxa tahay
xoog ogaal nolosho iyo xanaandii naftaydee

lanta ubax farxiyo fiska

show liida caashaqa
show laabta ku hayee
lulumaha sidisii
show laydha raacdee
adaa lumayee eegmada
show libin dhan moodee
ladi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lulayaa
Continue reading

jacayl waa dhibaato

jacayl waa dhibaato
wa mid dhiiga kaa jaqa
kuna diida dheeftee

hawlahan ku dhawacay
hawlahan ku dhaga tiray
hawlahan dib kuu dhigay
Continue reading

Nasteexooy

Nasteexooy naruuro iyo
Adaa Nabadba gooyee
Niyadaa ku diidoo
Adaa nacab ku beeree
Continue reading

dumar oo idil taan ka dooranayey sanka

dumar oo idil taan ka dooranayey
darteed uga hadhay dantaydiyee
deeganka xamariyo dareen dhigatiyo
doonisteedan ku dalayeey

dawadi qalbigay ku doondonee
darbiyo ha iga turin daqadee

************************
Continue reading

aroos abdiholland

Asluub badan ileyseey
ashqaraaray goortan
aragaaga dawada

afku been ma sheegine
uurkaad ku taalee 2

abayooy inaabtay
abayooy inaabtay
ma dhisnaa aroosiyo
aqal aynu leenahay

&&&&&&&&&&

ubax baxay ugbadeey
indhahaad u roontahoo
imanka deeqdee 2

amanada jacaykana
waan adkaynayaayee 2

abayooy inaabtay
abayooy inaabtay
ma dhisnaa aroosiyo
aqal aynu leenahay 2